Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay shirka beesha Saaxil ee deegaanka Baxarasaafka iyo heshiiska DP World ee dekedda Berbera