Friday, December 13, 2019
Home Tags Dekedda berber

Tag: dekedda berber

Somaliland: Mareeye Cali Xoor-xoor muxuu ka yidhi Kulan ay wada yeesheen Wasiiro ka tirsan xukuummada iyo Muruqmaalka Dekada Berbera?

Mareeyaha Dekada Berbera Cali Xoor-xoor ayaa ka hadlay kulan ay maalintii shalay wada yeesheen Shaqaalaha muruqmaalka ee dekada iyo Wasiiro ka socda xukuummada Somaliland. Mareeye...

Somaliland: “Xukuumad Wakhtigeedii Dhammaaday, Ma Geli Karto Heshiiska Dekedda Oo Kale”

“Heshiiska Dekeddu wuxuu u eg yahay Dabagoosi ee uma eka wax Qaranka dani ugu jirto…”  “DP World waxay soo wadda heshiiskii dhabta ahaa oo Xukuumadda...

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Shirka Baxarasaafka, Heshiiska DP World Iyo Dhawaaqi Safiirka Turkiga Ee Muqdisho.

Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay shirka beesha Saaxil ee deegaanka Baxarasaafka iyo heshiiska DP World ee dekedda...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Hadal Haynta Muddo Kordhinta Iyo Dekedda Berbera

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlay wararka muddooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey ee ku saabsanaa muddo...

Somaliland: Shan Wasiir Oo Berbera Kulan Kula Qaatay 1600 Oo Ah Shaqaalaha Muruq Maalka Ah Ee Ku Shaqo Waayaya Heshiiska Dekedda

Wasiiro ka tirsan xukuumada somaliland ayaa kulamo la qaatay dadka muruq maalka ah ee ka shaqeeya dekeda magaalada Berbera.   Wasiiradan oo kala  ahaa wasiirka madaxtooyada,...

War Deg Deg:-Shaqaalihii Muruq-maalka Ahaa Ee Dekeda Berbera Iyo Waftigii Wasiirada Ahaa Ee Tagay Magaalada Berbera Oo La Sheegay Inay Ku Kala Kaceen Kulan Ay Lahaayeen

War deg deg ah oo hada nasoo gaadhaya soona gaadhaya xafiiska shabakada Warganenews ayaa sheegaya in ay shaqaalihii muruq maalka ahaa ee dekeda berbera...

Somaliland: Siyaasigga Cali-Gurray Oo Si Buuxda U Taageeray Maal-galinta Dekadda Caalamigga Ah Ee Magaaladda Berbera

Maal gashiga DP World hadii Xukuumadu ansixisay oo sharci dejintu ansixiso miyay jirtaa cid ku dagaalamaysa oo leh yeelimaayo. U malayn maayo. Hadiise ay...

Somaliland: Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Sheegay In Dastuurka Dalku Ogol Yahay In Ay Xukuumadu Iibiso Ama Kireyso Hantida Ay Masuulka Ka Tahay

Wasiirka wasaarada  madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu sheegay in dastuurka dalka u yaala  uu ogol yahay in ay xukuumadu ibiin karto...

Somaliland: Rugta Ganacsiga Oo Ahmiyadda Heshiiska Marsadda Berbera Ku Soo Bandhigay Warbixin Lagu Daabacay Majallad Caalami Ah.

“Waxaan qorshaynaynaa inay Berbera noqoto albaabkii Geeska Afrika, sannad gudahiina aanu dejino badeecadaha kontiinarada gaadhaya 200,000 Berbera waa xarun istaraatiji ah sida Jabuuti,” ayuu...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Iyo Wasiirka Qorshaynta Oo Si Faah-faahsan Uga Jawaabay Su’aalo Laga Waydiiyey Maal-gelnita Dekedda Berbera

Wasiiradda madaxtooyadda iyo qorshaynta qaranka ayaa su’aalo laga waydiiyey maalgelinta dekedda Berbera si qoto dheer uga jawaabay bandhig su’aaleed uu Startv ugu qabtay xaruntooda...

MOST POPULAR