Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in dadweynaha ku nool gobalka Saaxil ay 25 sanadood ahayeen qaar sodoh u ah xukuumadii kolba timadaa balse ay maanta haboon tahay in ay iyadu madaxweyne noqoto oo ay doorato gudoomiyaha xisbiga Waddani Muddane Ciro