Tuesday, February 18, 2020
Home Tags Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Tag: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

War DegDeg ah: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka baxaya Xisbiga Waddani

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Maanta Lagaga Guuleystay Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland. Xildhibaanka oo Cadho ka muuqato ayaa sheegay in Sababta looga...

Deg Deg: siciid Cilmi Rooble Oo Waadhka Dhigay Xoghayaha Wakiilada Cadho Ka Dhan Ah Cod Is Wey Daaris Uun

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Gacmaha Ula Tgaay Xoghayaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo dhulka La Dhacay Oo Dhirbaaxo Xanuun Kulu U Qaaday Iyo...

Somaliland: Xildh. Siciid Oo Sheegay In Somaliland Xaalad Adag Gashay Intii Xukuumaddani Talada Haysay Iyo Xildh. Jirde Oo Ka Digay In Shaqada Baanka Shirkado Lagu Wareejiyo

Guddoomiyaha Guddida Shuruucda, Dastuurka iyo Garsoorka ee Golaha Wakiilada Siciid Cilmi Rooble iyo xildhiban Cabdiqaadir Jirde oo ah guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga...

Somaliland: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Cabudhin Siyaasdeed

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumada iyo badhasaabka gobalka Togdheer Ramaax ku dhaliilay inay cabudhin ku hayaan shacbiga deegaanada laga soo doortay. Waxaanu xildhibaankani taxay...

Deg Deg: Daawo Xildhibaan Siciid Oo Cirro Sarbaab Hoos Dhigay” Sheegayna Inu Cadho U Hayo Somaliland”

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland ayaa si adag u dhaliilay xisbiga KULMIYE,  

Somaliland: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Walaacsan Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashada

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa muujiyay walaaca uu ka qabo in dib u dhac mar kale ku yimaado doorashada madaxtooyada ee qorshaysan November 2017. Waxa...

Somaliland: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Waramay Xeerar Madaxweynuhu Soo Celiyay

Guddoomiyaha Guddida Dastuurka, Garsoorka iyo Xuquuqul Isaanka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa ka hadlay Xeerka Booliska, Xeerka Cadaalada iyo Xeerka Xabsiyada...

Somaliland: Daawo: Xildhiaan Siciid Cimi Rooble Oo Xukuumadda Ku Tilmaamey Mid Baab Ah,,

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani oo maanta kale qayb galay Furitaanka xafiiska 26 jun ayaa waxa uu...

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Wal Wal Ka Muujiyay In Sixir Bararka Dalka Ka Taagani Sababi Karo Kacdoon Dad Weyne Iyo In Ciidamada Qalabka Sida Ee Lacagtii Ay Qaadanayeen Baabaday Gadood Sameeyaan.

“Kaantaroolka Burco Walaahi Bilaahi Askar Ayaa Igu Qabsatay,Cadhaysan, Bal Ninka Shan Boqol Oo Kun Qaata Ama Saddex Boqol Oo Kun Qaata Ka Waran,Muxuu Maanta...

MOST POPULAR