Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Galay Fasax Kadib Rabshadii Shalay

Date:

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta galay fasax ku beegan ciida ka dib, waxaana fadhi ay maanta yeesheen shirguddoominayay Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Golaha Wakiillada Dr. Cali Yuusuf Axmed.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada ayaa la sheegay inay soo jeediyeen sidii dhex-dhexaad looga geli lahaa khilaafka ka dhashay gacan ka hadalkii shalay dhexmaray Guddoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, islamarkaana ay muhiim tahay in Goluhu fasax galo

Ilaa hadda ma jiro madal lagu soo bandhigay in xal laga gaadhay mooshinka ay Xukuumadda iyo Xildhibaanada muxaafidka ahi wataan ee wareejinta haamaha kayadka shidaalka ee shalay ay qorshanayeen inay meel mariyaan ansixintiisa.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...