Thursday, November 14, 2019
Home Tags Baashe Maxamed Faarax

Tag: Baashe Maxamed Faarax

Somaliland: Daawo Baashe Oo Ka Hadlaya Heshiiska Kooxda Khaatumo Iyo Somaliland Balse Muxu Ka Yidhi

Guddoomiyaha Ku Xigeenk koowad Ee Golaha Wakiilada Jsl Baashe Maxamed Faarax aya waxa u ka Hadlay Heshiiska Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

Somaliland: Baashe Maxamed-cadde Oo Sheegay Inuu Soo Dhawaynayo La Dagaalanka Musuqa Ee Madaxweynuhu Iclaamiyay

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inay muhiim tahay in hantida qaranka la ilaaliyo madaama ay Doorashadii Madaxtooyadu...

Somaliland: Guddoomiye Baashe Oo U Sacabo Tumay In Wakiiladu Ansixiyaan Wada Hadalada Khaatumo Iyo Xildhibaan Saleban Cali Koore Oo Cambaareeyay

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, oo shalay Golaha Wakiiladu ansixiyey, waxaanu...

Somaliland: Guddoomiye Ku-xigeenka Wakiillada Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyay In Loo Diyaar-garoobo Colaadda Soomaliya, Lana Ciidammeeyo Ardayda Dhamaysata Dugsiyada Sare

“Waxa Ciidammada loogu dhisayaa Soomaaliya waa inay burburiyaan Somaliland, markaa waxaan soo jeedinayaa inaynu Ciidan adag samaysanno, oo aynu Gacanna ugu diyaar-garowno Dagaal…” Guddoomiye...

Somaliland: Goddoomiye Ku-xigeenka Gollaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Iska-hor-imaadkii Ka Dhacay Laascaanood Iyo Diwaangalinta Gobolka Sool.

Guddoomiye Ku-xigeenka gollaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay iska-hor-imaadkii ka dhacay Magaalada Laascaanood iyo diwaangalinta codbixiyeyaasha ee ka socota gobolka Sool

Somaliland: Guddoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Diiwaangalinta Gobolka Sool

Hargeysa (Wargane)-Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Diiwaangelinta Gobolka Sool iyo qaabka ay u socoto, waxaanu sheegay...

Somaliland: Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiillad oo gaadhay Laascaanood

Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo uu weheliyo wasiiru dowlaha nabadaynta iyo horumarinta gobollada...

Somaliland: Baashe Oo Soo Dhaweeyay Wadahadalada Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.

Guddoomiye ku-xigeenka gollaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa soo dhaweeyay wadahadalada u furmay xukuumadda Somaliland iyo kooxda Khaatumo

Somaliland: Baashe Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Saami-qaybsiga Kuraasta Gollaha Wakiillada Iyo Diwaangalinta Ka Socota Gobolada Bariga

Guddoomiye ku-xigeenka golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay saami-qaybsiga kuraasta gollaha wakiillada iyo arrimaha doorashooyinka Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada...

Somaliland: Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Ciidamo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Oo Isku Soo Dhiibay Somaliland.

Guddoomiye ku-xigeenka golaha wakiilada Somaliland Mud. Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay ciidamo ka soo goostay Maamul Goboleedka Puntland oo isku soo dhiibay Somaliland,