Friday, September 20, 2019
Home Tags Haamaha Shidaalka Berbera

Tag: Haamaha Shidaalka Berbera

Somaliland: Maxamuud Xaashi Oo Waji Adeg Kula Hadley Madaxdhaqameedka Oodweyne

Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu si dadban ugu hanjabey shacabka reer Oodweyne oo iyagu maalmihii ugu danbeeyey diidanaa shidaal...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo: Hadaladiisii Fogaa Ee Uu Shalay Ka Yidhi Sahaminta Macdanta Iyo Shidaalka Iyo Kuwa Rajada Leh Ee Uu Maanta Ka Yidhi

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad daah-furay bilowga sahamainta shidaalka dalka oo ay wasaaradda macdanta muddo dheer ku hawlanayd. Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo halkaas ka...

Somaliland: Xildhibaan Sheegay In Xukuumadu Ay Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera Ku Wareejinayso DP World, Shirkadaha Horena 6 Bilood Loo Qabtay

Xukuumada soomaaliland ayaa la sheegay inay wado qorshe ay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera gacanta ugu galinayso shirkada DP World ee ay dhawaan...

Somaliland: Dablay Rabshado Ka Samaysay Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Berbera iyo Degaanka Sheekh

Booyad shidaal oo mareysay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta dabley ay rasaas la dhaceen, sida gudoomiyaha gobolka Saaxil ee Berbera Fahmi...

Somaliland: Xukuumada oo Si Rasmiya u Shaacisay in La Wareejiyay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Muuse Qaasim, ayaa maanta rasmi ahaan shaaca uga qaaday in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka taagnaa, loogu...

Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Galay Fasax Kadib Rabshadii Shalay

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta galay fasax ku beegan ciida ka dib, waxaana fadhi ay maanta yeesheen shirguddoominayay Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee...

The Privatization of the Berbera Fuel Storage Complex Issue Should be solved in a Civilized Way

After the furore of the presidential and parliamentary elections had been extinguished by the Somaliland Constitutional Court and the subsequent decree issued recently by...

Somaliland: Guddoomiye Ciro iyo Baashe oo Dagaal Gacan ka hadal ahi Golaha hortiisa ku dhex mary

Fadhiga golaha wakiiladda Somaliland ee saaka oo ahaa mid xaasaasi ah ayuu wariyaha waaheen ee ku sugan fadhiga Golaha wakiiladdu ku soo waramayaa in...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Wakiiladda Dib Ugu Celiyay Qaraarkoodii Haamaha Shiidaalka

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dib ugu celiyay Golaha Wakiiladda go’aankii ay Axadii todobaadkan ku laaleen in Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera...

Somaliland: Ganacsatadda Shiidaalka Soo Dajisa Oo Naqdiday Go’aankii Golaha Wakiiladda

Ganacsataddu Waxay Sheegeen Inay Xukuumadda la Galayaan Heshiis Lagu Hagaajinayo Haamaha Berbera. Waxay Caddeeyeen Xadiga Lacageeed Ee Ay Ku Maal-gashanayaan, Waxaanay Ka Dayriyeen Xaaladda Haamuhu...