Somaliland: Daawo Dood aad u Xiiso Badan oo dhexmartay Xukuumadda, Mucaaridka iyo Guurtida

Halkan ka daawo doodii xalay ee Star TV siidaysay oo ay foodda isku dareen Xukumadda Somaliland oo uu ka socday Wasiirka Duulista iyo hawadda Mudane Mahmoud Hashi Abdi, Dhinaca Axsaabta Mucaaridka waxa ka kala socday Mujaahid Cali Guray oo Matalayay Xisbiga UCID iyo Mudane Maxamed Nuur Carraale Duur oo ka Socday Xisbiga WADDANI iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka Socday Golaha Guurtida.

Comments

comments