Somaliland: Maayarka Caasimadda Oo ka Hadlay Shir ku Saabsan Adkaynta Nabadgelyadda Iyo Diiwaan-gelinta Guryaha

Maayarka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta ka qeyb galay shir lagu falan-qeynayay adkaynta nabad-gelyadda degmooyinka caasimadda iyo diiwaan gelinta guryaha oo lagu qabtay xarunta dawladda Hoose ee Hargeysa.

Comments

comments