Thursday, December 3, 2020
Home Tags Xildhibaan Indho indho

Tag: Xildhibaan Indho indho

Somaliland: Xildhibaan Indho Indho Oo Goob Fagaare Ah Inan Ugu Hibeeyey Faysal Cali Waraabe

Dadkii Xafladaasi Ku Dhex Sugnaa Oo Sacab Isla Oogsaday Markii Uu Indho Indho U Hibeeyey Faysal Cali Waraabe Gabadh Uu Adeer U Yahay Iyo...

Somaliland: Xildhibaan Indho-Indho Oo Mudaneyaasha Galbeedka Somaliland Ka Waaniyey Hadallada Xanafta Leh Ee Bulshada Kicinaya

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq u diray Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka kaga Gobollada...

Somaliland: “Dawlad ISAAQ Leeyahay Halkan Kama Jirto ee Dawlad Somaliland La Yidhaahdo Ayaa Ka Jirta Oo La Wada Leeyahay..” Xildhibaan Indho Indho

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho-indho) oo ka tirsan mudanayaasha gollaha guurtida Somaliland ayaa si adag ugu jawaabay hadalo ka soo yeedhay siyaasi Xabsade

Somaliland: Xildhibaan Indho-Indho Oo Si Cilmiyeysan Wasiirka Maaliyadda Uga Difaacay Eedo Kaga Yimi Mudane Wakiillada Ka Tirsan

“Xildhibaan Siciid wixii uu wasiirka macdanta ka guran jirey buu Samsam  ka doonayaa, laakiin  ka heli maayo oo Dad Ooman oo dhimanaya ayey Jalaysaa,...

Somaliland: Xildhibaan Ku Baaqay In La Laalo Qoddobka Is Xambaarka Ee Ku Jiray Xeerkii Doorashadii Hore Ee Wakiiladda

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu ugu baaqay mudanayaasha golaha wakiillada in ay laalaan...

Somaliland: “Mucaaridka Waxaan Leeyahay Waraaq Yar oo Aanay Waxba ka Jirin Wakhti ha ku Luminina ”

Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho- indho),ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay waraaq website-ka siraha faafiya ee Wikileaks lagu baahiyay oo sheegaysay...

Somaliland: Daawo Dood aad u Xiiso Badan oo dhexmartay Xukuumadda, Mucaaridka iyo Guurtida

Halkan ka daawo doodii xalay ee Star TV siidaysay oo ay foodda isku dareen Xukumadda Somaliland oo uu ka socday Wasiirka Duulista iyo hawadda...

Somaliland: Abdikadir Indho Indho Appointed As House of Elders Spokesman

The chairman of Somaliland’s House of Elders Suliaman Mohamoud Adam has appointed Abdikadir Mohamed Hassan better known as “Indho indho” as the new spokesman...

Somaliland: Golaha Guurtidda Oo Yeeshay Afhayeen Cusub

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa uu xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho-indho) oo ka tirsan golaha guutida u magaacabay inuu...

Somaliland: Duul-duulkii Xasan Guurre, Difaacii Xildhibaan Indho, Deel-qaafkii Riyo-raac Iyo Doodii Nac-nac

Dood aad u adag oo ku saabsan qaabka loo soo dooran doono mustaqbalka Golaha Guurtidda ayaa dhex martay siyaasiyiin kala aragti duwan oo midiba...

MOST POPULAR