Tag: Kulmiye
Somaliland: Kulmiye leader Musa Bihi Abdi is the Fifth President of Somaliland
The National Electoral Commission has declared Hon Muse Bihi Abdi as the Fifth President of Somaliland.
In a well attended ceremony held at the National...
Degdeg: Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay in Madaxweynenimada Somaliland uu ku Guulaystay Mudane Muuse Biixi Cabdi
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo hadda ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtooyada ka dhacday dalka, ayaa shaaciyey inuu ku guulaystay Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo...
DegDeg: Amb Ahmed Safiina oo Hambalyo u Diray Kulmiye iyo Komishanka Lana Dardaarmay Taageerayaasha Waddani
Gari laba nin kama wada qosliso sharaftu waxay ku jirtaa qadashada gartaad xaqa u leedahay Raganimadu maaha dafirka xaqiiqada ee waa ka faaidaysiga xaqiiqooyinka ku...
Somaliland: Komishanka Oo Faahfaahiyey Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Laga Dhiibtay Doorashadii Madaxtooyada
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ka hadlay halka ay marayso Tirinta Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii bishan November,...
DegDeg: Wararkii ugu Dambeeyey Tirinta Cododka Doorashooyinka Somaliland
Halkan ka daawo Wararkii ugu Dambeeyey Tirinta Cododka Doorashooyinka Somaliland.
Wararka Waxa ay Sheegayaan in Tirinta Cododku ay Marayso Heer gobol, isla markaan ay iska gabogabo...
Vote Counting Under Way in Somaliland Presidential Election
Vote counting is underway in Somaliland after the breakaway republic held its presidential election.
Three candidates are competing to replace President Ahmed Mohamed Mohamoud, who...
The Economist explains: Why Somaliland is east Africa’s strongest democracy
Though unrecognised by the international community, the country benefits from a strong social contract between government and citizens.
DROP a pin on a map of...
Somaliland: Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Bogaadiyay Qaabkii Ay U Dacday Doorashadu
Daawo Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Bogaadiyay Qaabkii Ay U Dacday Doorashadu
Somaliland: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kulan Ballaadhan la qaatay safiirro iyo Diblomaasiyiin Beesha Caalamka ah
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay xubno safirro iyo diblomaasiyiin isugu jira oo ka socda Midowga...
Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka codeeyay xarunta...