C/Casiis Maxamed Samaale Oo Madaxweynaha Ku Martiqaadey Deg.Togwajaale Iyo Allaybaday Iyo Dareenada Ku Xeeran.

Date:

Dadweynaha Degmada Togeajaale ayaa dareen wadiniyadi ku dheehantahay ku soo dhaweeyey Madaxweynahooda Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Waftigii uu hogaaminayey oo Caawa ku soo hoyday Degmada Togwajale ee Gobolka Gabiley kadib markii Madaxweynaha iyo Waftigiisu ay ka soo laabteen Safarkii Shaqo ee Gobolka Awdal. Hadaba Dadweynaha reer Togwajaale ayaa Dareen Farxadi ku dheehantahay ku soo dhaweeyey Madaxweynaha iyo Waftigisa iyagoo farxadaasi ku macneeyey in ay Tahay habeen Qiimo Weyn ugu fadhiya Degaankoida waxanay xuseen invuu yahay Madaxweynihii ugu horeeyey abid ee u Hoyda Degmada Togwajale.waxanay sidoo kale u mahadceliyeen Wasiirka Maaliyadda Mr Samaale oo siday sheegeen isagu Suurto Galiyey in uu Madaxweynuhu Safarkiisa Tixgalin gaar ah siiyo Degmooyinka Tigwajaale Iyo Allaybaday..
Wasiir Samaale oo looga yaqaano

Deegaanada Galbeedka WASIIRKA WASIIRADA GOBOLKA GABILEY ayaa Muddooyinkan dambe culays gaar ah saarey sidii uu kor ugu qaadi lahaa Baahiyaha Aasaasiga ah ee Gobolka Gabiley iyo Guud ahaanba Dalkoo idil.

Si kastaba ha ahaatee Bulshada Deegaanadan ayaa Xushmad weyn u haya Xukuumadan Maadaama intii badnayd ee ay Fulisay Ballanqaadkeedii
Guntii iyo gabogabadii wixii la Sugaaba Waa Mashaariic Hor leh
Wabillaahi Towfiiq

By Mustafa Sh Abibaker Togwajale Tell 4466752

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...