Daawo: Madaxdhaqmeed Iyo Waxgarad Ka Badan 4,000 Qof Oo Ka Soo Jeeda Beelaha Sacad Muuse Oo Maanta Taageero U Muujiyey Wasiiradda Khaarajiga Iyo Maaliyadda.

Halkan Hoose Ka Daawo Madaxdhaqmeed Iyo Waxgarad Ka Badan 6,000 Qof Oo Ka Soo Jeeda Beelaha Sacad Muuse Oo  Maanta Taageero U Muujiyey Wasiiradda Khaarajiga Iyo Maaliyadda, kuwaas oo taageeradooda ku muujiyey Hadhimo-sharafeed maanta loogu sameeyey Hotelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa.

Comments

comments