Wargane TV

Somaliland: ” Doorasho Dalka Ka Dhacay 2019 Ma Jirto…” Cali Guray

Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in aaney jirin doorasho dalka ka dhacaysa sanadka 2019 balse...

Somaliland: Wasiirro Safar Ku Joogay Jabuuti Oo Dib Ugu Soo Laabtay Somaliland, Kana Warbixiyay Kulamo Ay La Yeesheen Madaxda Dalkaasi

Wasiirro Safar Ku Joogay Jabuuti Oo Dib Ugu Soo Laabtay Somaliland, Kana Warbixiyay Kulamo Ay La Yeesheen Madaxda Dalkaasi

Somaliland: Sh Aadan Siiro Oo Khudbadii Jimacaha Kaga Hadley Lacagtii Deynta Aheyd Ee Xukuumada Siilanyo Wareejisay

Sh Aadan Siiro ayaa waxaa uu maanta khudbadii Salaada Jimce uu si adag uga Hadley lacagtii deynta aheyd ee xukuumadii Siilanyo ku wareejisay dawlada...

Somaliland: Ex. Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Qoraal Lagu Baahiyay Facebook Lagu Samaysatay Magaciisa Iyo Murrashaxnimada Xisbiga KULMIYE

Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdullaahi Saxardiid (cadaani) ayaa waxa uu ka hadlay qoraal lagu baahiyay Facebook Lagu Samaysatay Magaciisa oo sawirkiisa...

Somaliland: “Saldhigga Millatari Ee China Ku Leeyahay Jabuuti Waxa Laga Qaadaa 100 Milyan Oo Dollar, Ka Maraykanka-na Waxa Laga Qaadaa 63 Milyan Oo Dollar…”...

Xoghayaha duulista iyo hawada ee xisbiga WADDANI Nuuradiin Diini ayaa waxa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda KULMIYE ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img