Xoghayaha duulista iyo hawada ee xisbiga WADDANI Nuuradiin Diini ayaa waxa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda KULMIYE ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,