Wargane TV

Somaliland: Boqorka Sugan Magaalada Hargeysa Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Soomaaliya

Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu madaxweyne Farmaajo uga mahadceliyey Kaalintii uu ka qaatey sidii...

Somaliland: “Fashil Ayaa Ku Yimid Siyaasadii Arrimaha Gudaha Iyo Arrimaha Dibadda…” Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Dayn 80 Milyan Ah Oo Doollar Ah Oo...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda Somaliland marayso, abwaanno xukuumadda xabsiga u taxaabtay...

Somaliland: Mashruuca Qandaraas Ku Kacaya 4 Ilaa 5 Milyan Doolar Oo Xukuumadda Muuse Biixi Tartan La’aan Ku Bixisay

Magaca Ganacsadaha Iyo Shirkadda La Siiyay Mashruuca qandaraaska Qalabka Lagu Ogaado Xadiga & Tayada Alaabta Koonteenarada Dekedda Ka Soo Degta (Scan Containers Project) Waqrad Qoraal...

Somaliland: Shirkadda Korantada INDHO-BIRTA Oo Mar Kale Cabasho Ka Muujiyey Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta

Khilaaf Wali Ka Dhex Jira Shirkaddaha Bixiya Adeega Korantada Oo Lagu Xidhiidhiyey Dhexdhexaadnimo La’aan Dawladdeed Iyo Wasiirka Tamarta Oo Jilaa Ka Noqday Markii ay Xukuumadda...

Somaliland: “Waddani Komishan Diid Maaha Ee Waa Doorasho Diid..” Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere .

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu  ka hadley mawqifka uu xisbiga Waddani ka taagan yahay arimaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img