Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdullaahi Saxardiid (cadaani) ayaa waxa uu ka hadlay qoraal lagu baahiyay Facebook Lagu Samaysatay Magaciisa oo sawirkiisa la saartay.

Cismaan Cabdullaahi Saxardiid (cadaani) ayaa waxa kale oo sheegay in uu Muuse dabadii u taagan yahay guddoominta xisbiga Kulmiye,