Thursday, December 5, 2019
Home Tags Liverpool

Tag: liverpool

Roma iyo Liverpool oo ku loolamaya saxiixa Rafinha

Laacibka kooxda Barcelona ee Rafinha ayaa looga gacan haatinayaa horyaalada talyaaniga iyo ingiriiska sida ay baahisay shabakada Fichajes. Kooxaha Liverpool iyo Roma ayaa si wayn u...

Jose vs Klopp – United vs Reds – Kooxaha Ugu Guulaha Badan England Oo Isku Heysta Saxiixa Xidig Ka Tirsan Chelsea.

Manchester United iyo Liverpool ayaa la aaminsan yahay iney xagaaga soo aadan sameyn doonaan suuqgal weyn si ay ugu yaraan ugu hub aruursadaan xili...

Lukaku → Chelsea, Keane → United, James → Liverpool & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Chelsea ayaa diirada saari doonta qorshahooda suuqa kala iibsiga xagaagan ee ku aadan xidigaha Alexis Sanchez oo 28-jir ah iyo Romelu Lukaku oo 23-jir...

Muxuu Jurgen Klopp Ka Yiri Awoodda Ciyaartoyda Chelsea & Hanaanka Tababare Antonio Conte?

Chelsea iyo Antonio Conte waxey si wadajir ah u qaadanayaan waqti wacan sida uu aaminsan yahay tababaraha reer Jarmal ee leyliya Liverpool Jurgen Klopp. Si...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Man City- Sergio Aguero Oo Soo Laabtay Iyo Klopp Oo Shaxdiisa Sii Aaminay.

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawanaysa kooxda Manchester City waxayna labada kooxood ku dagaalamayaan kaalinta labaad ee miiska kala saraynta Premier Leaque-ga. Kooxdii guulaysata...

“Liverpool Ima Tabi Doonto” – Sadio Mane Oo Niyada U Dejiyay Jamaahiirta Reds – Kulamadee Ayuu Seegi Doonaa?.

Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa kalsooni ku qaba in kooxdiisa ay maareyn doonto isaga la’aantiisa marka uu u baxo Koobka Qaramada Afrika bisha danbe. Xiddiga...

Liverpool Oo Waqtigii Dhamasadii Ee Dhamaadkii Ciyaarta Guul Dahabi Ah Ka Soo Gaadhay Everton, Sadio Mane Oo Noqday Halyayga Merseyside derby Iyo Reds Oo Kaalinta Labaad Dib Ugu Soo Laabtay

Liverpool ayaa guul cidhiidh ah isla markaana dahabi ah waqtigii dhimasada ee dhamaadka ciyaarta ku soo gaadhay Goodinson Park waxaana waqtigii ciyaarta lagu daray...

Hordhaca Kulanka Liverpool Vs Watford, Reds Oo Ku Raaxeysanaya Qaab Ciyaareed Fiican Iyo Watford Oon Dabyar Shideyn

Liverpool ayaa raadin doonta iney ka faa;ideysato rikoorkeeda 19 kulan ah ee aysan wax guuldaro ah kula kulmin kulankooda marka ay kooxda Watford soo...

DAAWO: Tobankii Dhacdo Ee Ugu Cajiib Sanaa Ee Jurgen Klopp Mudaddii Sanadka Ahayd Ee Uu Liverpool Soo Maamuliyay Oo Waxyaabo Qosol Leh Oo Ku Jira

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa maanta u dabaal degaya sanad guuradiisii kowaad ee ka soo wareegtay markii uu shaqada tababaranimo ee kooxdiisa...

Liverpool & Tottenham Oo Dhibcaha Ku Kala Qeybsaday White Hart Lane Ka Dib Kulan Xiiso Leh Oo Dhexmaray Maanta.

Kooxaha Liverpool iyo Tottenham ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka White Hart Lane kulanka wareega 3aad ee horyaalka Premier League ka dib rigoore uu...

MOST POPULAR