Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Man City- Sergio Aguero Oo Soo Laabtay Iyo Klopp Oo Shaxdiisa Sii Aaminay.

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawanaysa kooxda Manchester City waxayna labada kooxood ku dagaalamayaan kaalinta labaad ee miiska kala saraynta Premier Leaque-ga. Kooxdii guulaysata ayaa kaalinta labad gali doonta iyada oo haddii ay barbara galaan ay fursad wayn u noqon doonto kooxaha Arsenal iyo Chelsea si la mid ah kooxaha kaalmaha h–e soo hiigsanaya.

SHAXDA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

LIVERPOOL:Mignolet; Clyne, Lovren, Klavan, Milner; Can, Henderson, Wijnaldum; Mane, Lallana, Firmino

KAYDKA: Karius, Moreno, Lucas, Alexander-Arnold, Ejaria, Origi, Sturridge

MAN CITY: Bravo; Zabaleta, Stones, Otamendi, Kolarov; Fernandinho, Yaya Toure; Sterling, Silva, De Bruyne; Aguero

KAYDKA:  Caballero, Clichy, Sagna, Fernando, A Garcia, Iheanacho, Navas

Comments

comments