Tuesday, October 15, 2019
Home Tags Aqoonsiga Somaliland

Tag: Aqoonsiga Somaliland

Somaliland: Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Hadlay Aqoosniga Somaliland Cidda Uu Ku Xidhan Yahay, Dib U Dhaca Doorashooyinka Iyo Arrimo Kale

Waxa Uu Sheegay Inay Beesha Caalamku Tijaabinayso Inay Somaliland Ku Shaqayso Sharciga Ay Dhigatay Iyo In Kale Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Dawladda Ethiopia Ku Canaantay Dib U Dhaca Aqoonsiga Somaliland

Guddomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda Itoobiya ku canaantay inay qayb ka tahay dib u dhaca ku...

Somaliland: Xildhibaan Clive Betts MP oo Ingiriis Ah ayaa Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Hormuud Ka Noqoto U Doodista Somaliland

Xildhibaan Clive Betts oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay hormuud ka noqoto dhaqdhaqaaqyada aqoonsiga loogu raadinayo Ingiriiska. Xildhibaan Clive Betts...

Somaliland: “Waa Inaynu Wax Ka Baranaa Horumarka Ay Taiwan Ku Samaysay Bilaa Aqoonsiga” Cabdikariim Axmed Mooge

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah  xubnaha u ololeeya la dagaalanka qabyaalada ayaa ka hadlay...

Somaliland: “Ictiraafka Lama Day dayo Ee Waa La Sameeyaa” Sayaasi Boobe Yuusuf Ducaale

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo hore u ahaa xoghayihii wafaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana hada ah siyaasi madax banaan ayaa waxaa uu ka  ...

Somaliland: Xukuumadda Siilaanyo Oo Xiddida U Siibtay Waxyaabihii Loogu Eexaysan Lahaa In La Aqoonsado Somaliland

Somaliland waxa uu caalamku kusoo ma-jiiran-jiray laba arrimood oo kala ahaa nabadda iyo dimuqraadiyada ka hirgashay. Iyagoo taas ka duulaya ayaa shakhsiyaad iyo dawladdo...

Somaliland Oo UN-ka Iyo Beesha Caalamka U Gudbinaysa Gar-naqsi Ku Wajahan Qadiyadda Gooni-Isku-Taageedda

Guddida heer qaran ee qaban qaabadda xuska 25 guuradda ka soo wareegtay gooni-isku taaga jamhuuriyadda Somaliland  ee 18-ka May,  ayaa sheegay in  qadiyadda shacabka...

Somaliland: “Barigii Hore Qofka Marka Lagu Yidhaahdo Talaabada Aad Qaadaysaa Somaliland Ayay Wax U Dhimaysaa Wuu Ka Joogsan Jiray Laakiin Hadda Qof Waliba Dantiisa Ayuu Wataa” Faysal Cali Waraabe.

Faysal Cali Waraabe Oo Shacbiga Somaliland Ku Canaantay Midnimo La’aan Iyo Waddaniyad Xumo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadkay qaabka kaliya ee...

Somaliland: Dawladda Masar Oo Sidii Hore Si Ka Duwan Uga Hadashay Mustaqbalka Somaliland & Xidhiidhka Ay La Yeelanayso.

Danjire Maxamed Idriis oo ah kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda Masar ee arrimaha Bariga Afrika qaabilsan ayaa ka warramay safarkii isaga iyo wafti uu hoggaaminayaa...

Somaliland: “Waxa Aan Leeyahay Oodi Ab Ka Dhaw Oo Soomaalidu Waa Isku Af Laakiin Waa La Isa Sii Kala Xigaa Oo Mafrishka Jigjiga Iyo Ka Jabuuti Iyo Ka Hargeysi Waa Isku Jaad”

Eng. Feysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga UCID “Waa Laga Heshiiyey Accident-kii Maalintii Dhawayd Dhacay’e Media-yuhu Hanaga Daayeen Ay Nagu Dawakhiyeen Ee Ah….” ++++++++++ “Wadamo Badan...