Thursday, October 17, 2019
Home Tags Aqoonsiga Somaliland

Tag: Aqoonsiga Somaliland

Somaliland: oo Aqbashay in Masar Ka Qayb ka Noqoto Wadahadallada Dhexdhexaadinta Maamulka Muqdisho

Weftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar, ayaa kulamo muhiim...

Somaliland: “Dawlado Ayaa Is Ictiraafa Ee Qaramada Midoobay Wax Ma Ictiraafto, Laakiin In Dunida Aqoonsiga Sonmaliland La Xasuusiya Waa Muhiim”

Hargeysa (Wargane )-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay Doorashooyinka, waxaanu ku taliyey in la tixgeliyo wakhtiga loo...

Somaliland: “Maalin Walba Maxkmaddaha Waxa Soo Gaadhaya Shaqaale Ka Cabanaya Siday Hay’addihii Ay Ka Shaqaynayeen Uga Joojiyeen Shaqada” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Hargeysa (Wargane)-Guddoomiyaha Maxakamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa sharaxay caqabado ku gadaaman shaqaalaha Somaliland. waxa uu sheegay in shaqaalaha Somaliland kuwa dawladda u...

Somaliland: Golaha Amaanka Qarramada Midoobay oo Jawaab Rasmi ah ka soo Saaraya Codsigii Shacabka Somaliland

Safiirka qarramada Midoobay u fadhiya dalka Ingiriiska Matthew Rycroft, ayaa shaaca ka qaaday in Golaha Amaanku qoraal rasmi ah ka soo saari doono, jawaab...

Somaliland: Nuxurka Khubad uu Madaxweyne Silaanyo ka jeediyey Munaasibad Lagu Soo Bandhigayay Qoraal Cabasho Ah (Petition Letter) Oo Ay Saxeexeen Shacabka Somaliland

Madaxeyne Axmed Maxxamed Silaanyo, ayaa maanta Hotel Maansoor kaga qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho (Petition Letter) ay Saxeexeen hal milyan iyo Kow...

“Somaliland Wax Ictiraaf La Yidhaahdo Ayey U Waalatay Welina Nin Beesha Samaroon Ahi Muu Doonin” Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda JSL.

(Wargane)-Wasiiru dawlaha cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegay in xooga saari doono in Somaliland ay ictiraaf buuxa ka hesho beesha caalamka

Somaliland: Xukuumadda Oo Soo Dhawaysay Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Raysal Wasaarihii Hore Dalka Kenya.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland soo dhawaynayso dhawaaqii ka soo yeedhay raysal wasaarihii hore Kenya oo...

Somaliland: Raila Odinga oo Si Weyn U Taageeray Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland

“Annigu Shaqsiyan Si Weyn Ayaan U Taageeraa Aqoonsiga JSL, Waxaan Ogahay Inay Buuxiyeen Shuruudihii Dawladnimo” Raysal Wasaarihii Hore Ee Kenya Raila Odinga. Ra’ysul-wasaarahii hore dalka...

Somaliland: Xildhibaan Dheeg Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Xoogga Saarto Sidii Ay Wadamadda Jaar Ah Ugu Qancin Lahayd Aqoonsi

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin ‘Dheeg” oo kamida xildhibaanada golaha guurtida Somaliland kana tirsan gudida arimha dibadda ee golaha ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan...

Somalia: Maamulka Muqdisho Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Hadal Uu Siyaasi Kenyan Ahi Ku Sheegay In Dalkiisu Aqoonsado Somaliland.

Dawladda Somaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cadho leh uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha gobalka Meru ee...