Thursday, October 17, 2019
Home Tags Aqoonsiga Somaliland

Tag: Aqoonsiga Somaliland

Somaliland: Kulmiye Party Presidential contender meets with Tower Hamlets Delegates

Kulmiye governing party presidential contender, Musa Bihi Abdi has on Monday met with Tower Hamlet council  delegation that recognized Somaliland’s independence. Tower Hamlets council lies...

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka socda Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Aqoonsaday Somaliland

Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda dadkii ka shaqeeyey aqoonsigii Golaha Deegaanka...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay guddi heer qaran ah oo ka hawlgelidoona Ictiraaf Raadinta Jamhuuriyadda Somaliland.

Digreetada Madaxweynuhu ku Magacaabay Guddida Ictiraaf Raadinta ayaa u dhignayd sidan:- Ujeeddo: Magacaabid Guddi Mudanayaal iyo Marwooyin, Sida aad la socotaan, waxay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ku hawlan-tahay...

Somaliland: Dawladda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland U Gudbinayso Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Cadaaladda Adduunka

Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay dacwad caalami ah oo la xidhiidha aqoonsiga qaddiyadda Somaliland u gudbinayso maxkamadda cadaaladda caalamka ee lagu magacabao International Court...

Somaliland: Xukuumadda Ingiriiska oo faahfaahin ka bixisay kulan dhexmaray Wasiirka Khaarajiga Somaliland & kaalin ay ku yeelato Wada xaajoodka Soomaaliya

– Xukuumadda Ingiriiska ayaa faahfaahin ka bixisay kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Sacad Cali Shire iyo kaalin ay ku yeeshaan wada xaajoodka la...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Si Mug Leh Uga Mahad-celiyay Aqoonsigii Tower Hamlets.

War Saxaafadeed: Madaxweyne Silaanyo Oo Caalamka Ugu Baaqay In la Gaadhay Xiligii Somaliland La Aqoonsan lahaa. “Tallaabada ay Qaadeen Golayaasha Degaanka Ee Cardiff, Sheffield iyo Tower...