Wargane TV

Somaliland: Xildhibaan Shaaciyay Wakhtiga La Soo Afjarayo Wadahadaladii U Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Jabhadda Kornayl Caarre

Xildhibaan Xasan Nuur Waaye oo ka tirsan xidhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta ku hadlay maanta magaalada Hargeysa ayaa sheegay in arrinta Korneyl Caarre...

Somaliland: Gudoomiye Ciro Oo Maanta Hadley Si Kulul-na U Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Ugu Danbeysay

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in keligood taliyayaashu abuuraan jabhaddaha hubaysan.

Somaliland: ” Agaasimaha Shaqo Qaran Ha Iscasilo….” Xisbiga Waddani

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran oo ay sheegen in ay ka...

Somaliland: Siyaasi Cabdilaahi Cumar Xuseen (Shaqale) Ayaa Ka Hadlay Arinta Kornel Caare

Siyaasi Cabdilaahi Cumar Xuseen (Shaqale) Ayaa Ka Hadlay Arinta Kornel Caare

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img