Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran oo ay sheegen in ay ka xisbi ahaan u arkayeen ifa faalo u soo baxay dhalinyarada Somaliland

Sidoo kale Xisbiga Waddani waxaa uu ku baaqay in uu icasilo agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran , waxaana sidaas warbahinta maanta u sheegay Gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme

Comments

comments