Xildhibaan Xasan Nuur Waaye oo ka tirsan xidhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta ku hadlay maanta magaalada Hargeysa ayaa sheegay in arrinta Korneyl Caarre haatan dhaw-dhawaday oo ay deg deg u soo dhammaanayso.

Comments

comments