Sports

Waa Kuma Laacibka Ay Barcelona Kooxdeeda Ka Dirayso Ee Lionel Messi Iyo Pique Ka Dalbaday Inay Ka Maslaxaan Maamulka Si Uu Usii Joogo?

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartoygu furmo waxa la filayaa inay Camp Nou ka dirto ciyaartooyo aan dheef badan...

Jose Mourinho Oo Markii Ugu Horreysay SU’AAL Geliyey Taatikada Tababare Ole Gunnar Solskjaer

ose Mourinho ayaa markii ugu horreysay su’aal geliyey taatikada tababarenimo ee macallinkii kala wareegay Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer. Manchester United oo lix guul-darro...

RASMI: Chelsea & Atletico Madrid Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay In Alvaro Morata Uu Ku Biiray Atletico Madrid Iyo Faah Faahinta Heshiiskan.

Kooxda Chelsea ayaa hadda si rasmi ah ugu dhawaaqday in gool dhaliyihii kooxdeeda ee Alvaro Morata uu ku biiray kooxda caasimada dalkiisa Spain ka...

Chelsea Oo Go’aan Ka Gaadhay Warqadii Dalabka Bixitaanka Ee Uu Soo Gudbiyay Xidiga Bayern Munich Uwaalatay Ee Callum Hudson-Odoi.

Maamulka kooxda Chelsea ayaa go’aan ka gaadhay warqadii dalabka bixitaanka ee uu u soo gudbiyay da’yarka Callum Hudson-Odoi kaas oo dhawaan maamulka kooxdisia Blues u...

Chelsea Vs Man United Iyo Isku Aadka Wareega Shanaad Ee FA Cupka Oo La Sameeyay

Isku aadka wareega shanaad ee FA Cupka ayaa hadda la sameeyay iyada oo kooxda koobkan difaacanaysa ee Chelsea ay madaxa iskula jiraan Manchester United....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img