Sports

Eden Hazard Oo Waqti U Qabtay In Lagu Dhameystiro Heshiiskiisa Real Madrid Xilli Chelsea & Real Qiimeyntiisa Ku Kala Tagsan Yihiin

Eden Hazard ayaa doonaya in heshiiskiisa la filayo inuu ugu biiro Real Madrid in la dhameystiro in ka yar isbuuc ka dib finalka Europa...

“Waan ku raaxeystay inaan la shaqeeyo xidiga kooxda Real Madrid” – Jose Mourinho

Tababarihii hore kooxda Real Madrid ee Jose Mourinho ayaa beeniyay in wax dhibaato ah uu ku qabay xidig ka tirsan Los Blancos. Macalinka reer Portugal...

YAAB! Paul Pogba iyo David de Gea Oo Madax-furasho Weydiistay Manchester United Kaddib Ka Hadhitaankii Champions League

Bishii malabka ee Ole Gunnar Solskjaer uu la qaadanayey Manchester United ayaa si dhab ah u dhamaatay, waxaana beddelay madax xanuun iyo walaac hor...

Telefishanka beIN Sports Oo Shaaciyey Wariyeyaasha Tabin Doona Kulamada Maanta – Kulankee Ayuu Rauf Khalif Qaban Doonaa?

Telefishanka ciyaaraha beIN Sports ayaa soo saaray liiska wariyeyaasha tabin doona kulamada maanta ee horyaallada Premier League, LaLiga, Bundesliga iyo Ligue 1. Kulamo adag oo...

“Arsene Wenger Stadium” – Olole Magaca Looga Bedelayo Garoonka Emirates Stadium Oo Ay Jamaahiirta Arsenal Bilaabeen

Maanta oo kale 2019, Arsene Wenger ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tago Arsenal dhamaadka xilli ciyaareedka. Saacado ka dib markii uu ka dhawaaqay inuu kooxda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img