Somali News

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Ayaandaro Ku Tilmaamay Garoonkii Diyaaradaha G/Awdal Inuu Xidhnaado Oo Xukuumada Kulmiye Tahli Kari Waydo Hagaajintiisa

“Dhibaatada Iyo Ayaandarada Jirtaa Waxa Weeyi Wasaarada Duulista Hawada Somaliland Wax Qorshe Ah Kama Laha Garoonka Diyaaradaha Gobolka Awdal” Xoghaye Duulista Hawada, Nuuradiin Diini “Hadii...

Somaliland: Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Oo Dabley Hubaysani Ku Dileen Gudaha Magaalada Laascaanood Iyo Tirada Dad Dilkan loo Xidh-xidhay

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood soona gaadhaya Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ay dabley hubaysani ku dileen...

Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Goor Dhaw Ku Dhawaaqi Doona Murrashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Iyo Shirwayne Golaha Dhexe Ee Xisbigu Ku...

Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa goor dhaw ku dhawaaqi doona murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga UCID ee u...

Somaliland: Tiknoolajiyadda eDahab oo u Fududaysay 1000 qoys oo ku tabaaloobey Abaaraha Inay Gates Foundation ka Helaan min $1000

Waxa uu suurtageliyey adeegga eDahab ee isticmaala kaadhka Somtel ee Shirkadaha Dahabshiil Group Arbacadii, 20 September 2017, in 1000 qoys oo reer Somaliland ah...

Somaliland: “Madaxweyne Hawl Badan Ayaa Kuutaala, Si Aad Taariikh Wanaagsan Uga Tagto,Waa Inaad Ololaha Doorashada Ka Xakamaysaa Wasiirada Iyo Agaasimayaasha,Dawladani, Dawladii Muuse Maaha Ee...

Bari Dhawayd Oo Aan Tagay Boorama,Way Ii Ashkatoodeen Reer Boorama, Waxay Yidhaahdeen Wasiirkii Hawlaha Guud Ayaa Gurigii Badhasaabka Iyo Kuwa Kale Iibinayee Naga Qabo” Gudoomiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img