Somali News

Somaliland: Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Maalmo Gudahooda Isaga Dab-qaaday Taageerada Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Ugu Dambayna Musharrax Cirro Ku Tilmaamay Madaxweynaha Baddalaya Siilaanyo

Xisbiga KULMIYE Waan Taageersanahay Muuse Biixina Waa Mushararxayga. Laa Musharrax Bacdal Muuse”…… “Musharraxa Siilaanyo Baddalayaa Waa Cirro, Ilaahay WADDANI Hagu Guuleeyo Talada”…Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed...

Somaliland: “Waa Fariin Ku Socota Cabdale Sandheere, Waakan Ninkii Kaa Adkaa, Ee Kaa Siyaasisanaa Ee Kaa Waayo Aragsanaa, Cabdallow Waxba Halkaasi Kuuma Yaalaan Ee...

Badhaabka Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleeen Ramaax ayaa fariin culus u diray Xildhibaan Cabdale Maxamed Carab (Cabdale Sandheere) oo dhawaan iska casilay Xisbiga Muxaafidka...

Somaliland: Kooxo Budhcad Ah Oo La Baxsaday Gaadhigii Gaarka Ahaa Ee Horjooge Cali Khaliif Galaydh

Gaadhigii gaarka ahaa ee Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa la sheegay in koox budhcad ahi ay la baxsadeen wakhti uu masuulkaasi ku...

Somaliland: Qaadkii Hawadayga Ahaa Ee Beeraha Oromada Ka Soo Gu’i Jiray Oo Shalay Si Rasmi Ah Gaadiid Lagu Soo Galiyay Gudaha Somaliland

Qaadkii ka soo gu’i jiray Beeraha Hawaday ee Dalka Itoobiya ee loo soo iib keeni jiray Dalka Somaliland ayaa shalay markii u horaysay si...

Somaliland: “HIJRO, Waa Marka Dhulka Gaalada Laga Tago Ee Dhulka Muslimiinta La Tago, Laakiin Maanta Maxaa Ka Jira Dunida Muslimka..”? Sheekh Aadan-Siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka warramay Taariikhda Hijriga iyo Sannadka cusub ee Islaamka ee 1439-ka oo Doraad Curtay. Sheekh Aadan-Siiro oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img