Somali News

Somalia: Dowladda federaalka oo ka hadashay halka ay mareyso soo daabicista lacagta shilin Soomaaliga

Wasiirka wasaarada maalinta xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beylle ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha ay dowladda wado oo ah soo daabicista lacago cusub. Wasiirka ayaa...

Deg Deg: Saddex Caruur Ah Oo Ku Geeriyooday Dab Qabsaday Guri Ay Daganayeen Oo Ku Yaalla Magaalada Hargeysa

Guri Jiingad ah oo ku yaala xafada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa ayaa gubtey isla markaana waxaa ku naf waayey saddex caruur ah oo...

Somaliland: Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Xafiis Weyn Ka Furay Suuqa Ganacsiga Waaheen, Tilmaamayna In Maayarka Hargeysa Uu Kulmiye Ugu Ololeeyo Cashuurta Ganacsatada Laga Qaado

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa subaxnimadii Khamiista xadhiga ka jaray Xafiis ay iskood u furteen una qalabeysteen shacbi...

Somaliland: Muuse Biixi oo soo Bandhigay Shahaadooyinka Siyaasadda ee uu Dheeryahay Murrashaxiinta Dhiggiisa ah

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbul-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay shahaadooyinka dhanka waayo-aragnimada iyo siyaasadda ee uu ka kasbaday...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Xafiisyo cusub ka Furtay Saddex Degmo oo Caasimadda ka mid ah

Maamulka Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga KULMIYE, ayaa xadhigga ka jaray xafiisyadii ugu badnaa oo xisbigu ku yeeshay saddex degmo ku yaal caasimadda. Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img