Somali News

Somaliland: Murrashax Muuse Biixi oo Markale Ku Faanay Inuu Khibrad Dheeryahay Murashixiinta Kale

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbul-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay shahaadooyinka dhanka waayo-aragnimada iyo siyaasadda ee uu ka kasbaday...

Somaliland: “Madaxweynuhu Wuu Asiibay Degmadan Dacartu Inay Degm Noqoto, Maaha Mid La Dhaliili Doono Ama Laysku Ciilkaan Biyi-doono Bixindeeda.” Wasiirka Madaxooyada JSL

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa masuuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo asaxaabta qaranka oo ka qayb qalay munaasibad loogu...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Diyaarinta Muraaqibiinta Xisbiga.

XISBIGA MIDNIMADA IYO HOURMARKA JSL EEKULMIYE Ref. No: XK / XGX / 0042272 / 2017 October 6th, 2017 Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale =Hargeisa = Ku: Cabdiwaaxid Cabdiqaadir...

Somalia: Dowladdaha Soomaaliya iyo Sudan oo kala saxiixdey heshiisyo dhowr ah

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Sudan Cumar Xasan Al-bashiir oo si wadajir ah saxaafadda ula hadlay ayaa bogaadiyey wada-xaajoodyada ku...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray warshada lagu daabaco lacagta ee dalka Sudan

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa kormeer ku tagay warshadda lacagta sameysa ee dalka Sudan, iyadoo dowladda Soomaaliya qorsheyneyso inay lacag cusub soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img