Somali News

Waddan Muslim Ah Oo Mudada Lagu Jiro Bishan Ramadaan Mamnuucay Kiisaska Furriinka Ah Ee Ay Qoysasku Ku Kala Tagaan Iyo Baaqa Culimada

Shalay oo Axad ahayd waxa waddanka Carbeed ee Falastiin laga soo saaray go’aan sharci oo sheegaya in aanay dawladda dalkaasi aqbali Karin in mudada lagu...

Somaliland: Muwaadin Sheegay In Uu Muddo Laba Wiig Ah Xabsiga Ugu Jiray Xadhig Siyaasadeed Ay Xukuumaddu Kula Kacday Iyo Halka Uu Farta Ku Fiiqay

Aqoonyahan Jaamac Sahal Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xadhig Uu Tacadi Ku Sheegay Jaamac Yuusuf Sahal oo ah nin dhallinyaro ah oo aqoon yahan...

Somaliland: Musharax Cirro Oo Walaac Ka Muujiyey Doorasho Xor Ah Oo Qabsoonta Inta Xukuumadu Cago Juglayn Ku Hayso Siyaasiyiinta Mucaaridka Ah

Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa daboolka ka qaaday inay adagtahay in doorasho la galo inta ugaadhsiga lagu hayo siyaasiyiinta...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xilal U Magacaabay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbigaasi

Murashaxa Madaxweynaha ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Enj.Faysal Cali Waraabe, ayaa magacaabay guddoomiyeyaasha goballada Togdheer iyo Awdal iyo weli ba sida oo...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Iminka Magacaabis Sameeey

Wareegto goor dhaweyd ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo nuqul ka mid ahi soo gaadhey shabakada Wargane ayaa lagu magacabaay La...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img