Somali News

Waddan Carbeed Oo Qorshaynaya In Uu Magaalo Dhan Oo Dalxiis Laguna Noolaan Karo Ka Dhisto Xiddigta Hawada Sare Ee Maaris (Mars)

Waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa soo jiitay dadka adduunka ku nool ee jecel in ay wax badan ka ogaadaan sidoo kalena u baxaan hawada...

Xiddiga Manchester Ee Paul Pogba Oo Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ku Cumraysanaya Masaajidka Xaramka Ee Makka Al Mukarrama Kadib Guushii Europa League

Xiddiga xulka qaranka Faransiiska iyo kooxda kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Manchester United Paul Pogba ayaa barta uu ku leeyahey mareegta xidhiidhka Bulshada ee...

Somaliland: Xasan Sh. Ibraahim Sh. Yuusuf Sh. Madar Oo Sheegay Inaanay Xukuumaddu Ku Haysan Wax Guri Ah Arrinka Gurigaasina Yahay Muran Dhaxal Oo Khuseeya...

Xasan Sheekh Ibraahim Sh. Yuusuf Sh. Madar ayaa sheegay in arrinka ku saabsan guriga qoyska reer sheekh Ibraahim ee warbaahinta ku soo baxay gaarahaan...

Dalka Saacadaha Ugu Dheer Laga Soomayo Iyo Kan Ugu Gaaban Qaaradaha Adduunka, Halkeese Somaliland Kaga Jirtaa Saacadaha Soon Ee Shucuubta Carabeed Soomayaan

Sabtidii Dorraad waxa si rasmi ah u bilaabantay Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo ay sannad walba dadka Muslimiinta ahi soomaan ahna Bil Barakaysan oo...

Shuban Biyood Ka Dhex Dilaacay Xabsiga Burco Laba Maxbuus Oo U Geeriyooday, Maxaabiis Iyo Askartii Illaalinaysay Oo Lala Tacaalayo Xaaladodda Iyo War Saxaafadeed Wasaarada...

Inta la ogyahay illaa laba Maxbuus ayaa Shalay u geeriyooday,Maxaabiis badan oo kalena waa uu soo ritay,Shuban biyood si kedis ah uga dhex dilaacay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img