Somali News

Somaliland: Xisbiga KULMIYE wuxu agab-ciyaareed oo loogu talo-galay tartannada bisha Ramadaan ku wareejiyeen Gobollada Sool iyo Xaysimo

Hogganka xisbiga KULMIYE, ayaa agab ciyaareed loogu talo galay kooxaha kubadda cagta ee ka qaybgalaya tartannada kubadda cagta bisha barakaysan ee Ramadaaanta ee gobollada...

Aniga iyo Xuquuqda Nebi Muxamed: Silsilad Ramadaani ah, Sheekh Berberaawi, Q.2aad

Sh. Cabdillaahi Xasan Xaashi (Berberaawi) oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa bilaabay silsilad wacdi ah oo muuqaal ah, wuxuna ugu talo...

Dawladda Imaaraadka Oo Berbera Ka Soo Dejiyay 1700 tan Oo Gargaar Ah

Wargane:(Berbera)_Waxaa magaalada Berbera soo gaadhay Markab gargaar oo ka yimid dalka Imaaraadka kaas oo la sheegayo in uu sido shixnad gargaar oo gadhaysa illaa...

SOMALILAND: Curashada Bisha RAMADAAN, Waayaha Danyarta & Go’aammadii Xukuumadda Ee La Dagaalanka Sicir-bararka Dollarka Oo Socon La’ Yaab

“Xukuumaddu ma oga dhibaatada haysata Shacabkooda, oo waxay cunayaan Digaaggaa laga keeno Dalalka Dibadda…” Dareenka Shacabka Dadweynaha Danyarta ah ee Reer Somaliland, ayaa la daalaa-dhacaya...

Somaliland: Xukuumadda Oo Markii U Horeysay Sheegtay In Dawladda Itoobiya Qayb Ka Noqonayso Maamulka Dekedda Berbera Ee Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Oo Wareysi Dheer Lagula Yeeshay Maraykanka Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixisay Saamiga Dawladda Itoobiya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img