Somali News

Somaliland: Nuxurka Khudbadii Muuse Biixi Ee Gobalka Togdheer Iyo Taakulo U Ku Wareejiyey

Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE oo Booqday Cusbitaalka Guud ee Burco Deeq Lacageed oo dhan 70,000$ oo Taakulo ahna ku Wareejiya. Weftiga...

War Deg Deg Ah: Khilaafka Xukuumadda Siilaanyo + Safarka Saylici + Cadhada Maxamuud Xaashi + Isku Shandhayntii Aan La Mahadin Ku Sameeyay Golihiisa...

Goor u dalku marayo xaaladi ugu lidatay ayaa waxa ay khilaaf Qaloonsani soo kale Dhex Galay Xubanaha Wasiiradda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ay Hoggaminayan Khilaafka...

Somaliland: Daawo Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Jabuuti

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Jabuuti

Somaliland: Wasiir Faratoon Muxu Ka Yidhi Ismaaciil Buubaa Looga Horistaagay Inuu Madaarka Hargeysa Ka Dhoofo

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay diidmadii Xukuumaddu u diiday in Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka...

Somaliland: Shubanku Waa Xanuun Xukuumad Ahaan Aannu Xogogaal Ka Nahay.

Shubanku Waa Xanuun Xukuumad Ahaan Aannu Xogogaal Ka Nahay, Mana Mudna In Aynu Siyaasadayno Oo Wax Ka Dayno Dad Buka Oo Shubmaya, Waxa Mudan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img