Goor u dalku marayo xaaladi ugu lidatay ayaa waxa ay khilaaf Qaloonsani soo kale Dhex Galay Xubanaha Wasiiradda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ay Hoggaminayan Khilaafka Ugu Weyn Wasiirka Madaxtooyada Iyo Madaxweyne Ku Xigaanka Jsl
Hadaba Cadho ka dhalatay Khilaaf ka Dhex Qaraxay Maxamuud Xaashi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Mu Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Safar Cadho Watay Oo Aan La Shaacin Isku Soo Cadho Burburinayah Dhanka Iyo Dalka Djibouti Oo Shalay Kaga Cararay Magaalada Hargeysa
Hadaba Wasiir Maxamuud Xaashi oo la Taag Waayey Sidi Xilka Loga Tuuri Laha Oo ay wasiirado Dhan Ka Wada Maran ayaa waxa U Khal-Khaliyey Isku Shaandheyn La Rabay In Isaga Xilka Lagag Qaado Isku Shandhayntan Oo Galafatay Agaasimyaal Iyo Xoghayaal
Soda ay warar nagu soo Gaadhayan Bahda Shabakadda Wargane Waxa Na Soo Gaadhay IInu Madaxweyne Ku Xigeen ku safarkiisan La Tiigsaday madaxweyne ku xigeenka Somaliland hawlaha uu Jabuuti u tagey ay ku jirto sidii uu u soo qaadan lahaa Passport ka dalka Jabuuti