Somali News

Somaliland: Oo Amar Ku Bixisay In Toddobaad Lagaga Guuro Seeraha Deegaanka Bookh Iyo Buurta Gacan Libaax

Wasiiradda Deegaanka Somaliland Oo Wareegto Ay Soo Saartay Ku Fartay In Dadka Labadaas Meellood Degeni Ay Kaga Guuraan Toddobaad Gudihii Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta...

Somaliland: “Abtirsiimo Aanaan Hubin Reer Kuma Rari Karno, Puntlandna Waxaan Leeyahay Been Nooma Sheegi Kartaan” Prof. Cali Khaliif Galaydh

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ugu baaqay dadka dhaliilay heshiiska ay Somaliland iyo Khaatumo wada galeen in ay ku soo darsadaan...

Daawo Heesta Cusub Ee Yurub Geenyo Ay Ugu Jawaabtay Kooxda Xiddigaha Geeska (Waxaad Taraysa Yare)

Daawo Heesta Cusub Ee Yurub Geenyo Ay Ugu Jawaabtay Kooxda Xiddigaha Geeska (Waxaad Taraysa Yare)

Sacuudiga Oo Sheegay In Uu Fashilliyay Weerar Argagixiso Oo Lala Damacsanaa Masaajida Barakaysan Ee Makka.

Wasaarada arrimah gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay fashiliyeen waxa ay ku tilmaameen argagixiso qorshaynaysay inay bartilmaameedsadaan...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Koonfurta Gobolka Sool

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanada Saaxdheer Dhuumay Dabataag iyo Dharkayn-geenyo oo ah deegaanadda Koonfurta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img