Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanada Saaxdheer Dhuumay Dabataag iyo Dharkayn-geenyo oo ah deegaanadda Koonfurta gobolka Sool.