Somali News

Deg Deg: Heshiis Cusub Oo Imika ay Kala Saxeexdeen Somaliland Iyo Imaaraadka Carabtu Iyo Waxa U Daaran Yahay

Heshiis Taariikhiya Oo Ay Kala Saxeexdeen Somaliland Iyo Imaaraadka Carabtu Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Imaaraadka carabta oo kale saxeexday heshiiska taariikhi ah oo lagu...

Deg Deg: Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Saylac Iyo Saddex Ka Tirsan Shaqaalaha Komishanka Doorashooyinka

Xukuumadda Somaliland ayaa toddobaadkan xidhay Xildhibaan Axmed Muxumed Barkhadle oo ka tirsan Golaha deegaanka Saylac, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Selal,...

Cajiib: Coldoon Oo Sumcadii Gobalka Togdheer La Hadhay Oo Bilaabay Sheekho 50 Doller Ah Bilaabay(Labadeena)

Suxufi Codaaon oo sumcadii Gobalka Togdheer La Hadhay oo bilaabay sumcad xumo iyo dhaqan xumo oo hablahii iyo inamadii 50 Ku Kulan Siinayo Sheekhadan...

Somaliland: Haweenweynaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada 26-ka June Oo Kulan Dardargelin ah Ku Qabsaday Hargeysa

Hoggaanka garabka Haweenka xisbiga KULMIYE u qaabilsan degmadda 26-ka June ee magaalada Hargeysa, ayaa kulan lagu dardargelinayo hawlaha xisbiga, isla markaana kor loogu qaadayo...

Deg Deg: Guddoomiye Cirro Iyo Jirde Oo Qacmaha Iskula Tagay Iyo Khilaafka Xisbiga Waddani Oo Al-Baabada Gostay

Deg Deg: Guddoomiye Cirro Iyo Jirde Oo Qacmaha Iskula Tagay Iyo Khilaafka Xisbiga Waddani Oo Al-Baabada Gostay warar lagu kalsoon yahay oo imika ku soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img