Somali News

Somalia: Michael Keating ‘’ Dowladda Soomaaliya wali waxaa hor yaala caqabado u baahan in laga gudbo

Wakiilka xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya danjire Michael Keating ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wali heystaan caqabado waa weyn oo u...

Somaliland: “Ingiriisku Ma Aqoonsana Somaliland, Laakiin Waanu La Dhacsanahay, Waanan Taageersanahay”

Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire David Concar, ayaa sheegay in inkastoo aanu Ingiriisku aqoonsanayn Somaliland haddana uu Ingiriisku la dhacsanyahay. Danjire...

Somaliland: Faysal Oo Cirro Iyo Muuse Ugu Baaqay Inay Nastaan Oo Saaxada Baneeyaan

Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa labada nin ee kula baratamaya doorashada madaxtooyada Somaliland oo kala ah Muuse Biixi Cabdi...

Somaliland: Ururka SOLJA Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Sii Dayso Laba Wariye Oo Ku Xidhan Laascaanood.

Ururka SOLJA ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray manta kaga dalbaday xukuumadda inay xorriyadooda usoo celiso laba wariye oo maalintii labaad saldhiga Laascaanood ugu xidhan...

Madaxweynaha Maamulka Xamar Oo Been Cad Ka Sheegay Taariikhda Marxuun Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa been cad ka sheegay taariikhda Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img