Somali News

Maansada Cadho Waalid Iyo Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax

Nimaad Dhashay Kuma Dhalin’ Waxaa la yidhi Soomaalidu been waa ay sheegtaa, beense ma maah-maahdo. Murtidaas, waxaan ku xusuustay oo Marag u ah Tixda...

Somaliland: “Ninka Dhaliishayda Ii Sheegaa Laba Goor Mahadsan, Ninka i guul-wadeeyaana Ma Mahadsana, Ka Wax Run Ah Igu Taageeraana Wuu Mahadsan Yahay, Kii Wax...

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta Somaliland. Kulankan casuumadda...

Somaliland: Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Daboolka Ka Qaaday In Xukuumadu Qayb Ka Tagay Sicir Bararka, Kuna Fashilantay Adeegyadii Shacabka Au U Haysay .

“Halkii Xukuumadu Ay Ka Daweyn Lahayd Sicir-Bararka, Maalin Walba Lacag Cusub Ayaa La Soo Daabacaa Oo Suuqa La Soo Galiyaa Taas Oo Qayb Ka...

Somaliland: Xifiltanka Dagaal Ee Maxamuud Xashi Iyo Cali Mareexaan Oo dibada U Soo Baxay.Iyo Laba Kooxood Oo Kala Tageersan Labada Wasiir Oo Baskoolado Isula...

Wasiiradda Madaxtooyada iyo Hawlaha Guud, Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo isku degaan ka soo jeeda ayaa xifiltanka dagaal ee...

Deg Deg: Maxa Ka Jira In La Iibsaday Kaadhadhkii Codbixinta Degmada Saylac

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa dhiggiisa KULMIYE ku eedeeyay inay iibsaday kaadhadhkii codbixinta Degmada Saylac, waxaanu komishanka doorashooyinka-na ugu baaqay inay maxkamad la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img