Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa dhiggiisa KULMIYE ku eedeeyay inay iibsaday kaadhadhkii codbixinta Degmada Saylac, waxaanu komishanka doorashooyinka-na ugu baaqay inay maxkamad la tiigsadaan