Somali News

Somaliland: Muxu Siyaasi Duur Ka Yidhi Xisbiga Kulmiye Balse Muxu Madaxweyne Siilaanyo Ka Yidhi Balse Muxu Cirro Kula Saaxiibay

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo wakhtigan ka tirsan Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa meesha ka saaray...

Somaliland: Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Hadlay Mushkiladda Dhaqaale iyo Sicir-bararka, Madaxwaynahana U Soo Jeediyey Inuu Is-casilo

“Nidaamkeenii oo Dhan Baa Faashil Ah Kolkaa Waxay Noqonaysaa In Nidaamka Dib Loogu Noqdo Madaxwaynuhuna Iska Nasto” Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii...

Somaliland: Xildhibaan Gacan Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Bulshada Ku Eegayso Sicir-bararka, Wasiirka Maaliyadana Dhaliilay

“Wasiirkii Maaliyaddu Madaxwaynihii Ayay Dul Fadhidaa, Mushaharkii Shaqaalahana Wali Lama Bixin” Xildhibaan Axmed Obsiiye Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye “Gacan” oo kamid ah golaha guurtida Somaliland...

Somaliland: “Dawlad Xuduudaheedii Calamo Kale Ka Taagan Yihiin Oo Haddana Leh Dawlad Ayaanu Nahay Waa Somaliland” Xildhibaan Dheeg.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg oo mida ah xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay dayacday magaalada Buuhoodle. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg...

Somaliland: Xogo Kasoo Baxaya Shir Qarsoodi Ah Oo Xalay Burco Ku Dhex Maray Badhasaabka Gobolka Togdheer Iyo Odayaal Beeshiisa Ah

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer soona gaadhaya Warganenews ayaa waxay sheegayaan in xalay uu shir qarsoodi ahi uu hudheelka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img