Entertainment & Lifestyle

Sucuudiga: Wiil Ku Hanjabay Inuu Gubi Doono Baabuurta Ay Haweenku Wattaan & Dareenka Dawladdu Ka Bixisay !

Go’aankii haweenka ku dhaqan dalkaasi Sucuudiga uu boqorka dalkaasi ugu ogaaladay wadista  baabuurta ayaa waxa ka dhashay hadalo badan, balse arrinta aadka u layaabka...

China: Askariyad Ilma Yar Oo Afar Bilood Jiray Naas Nuujisay Kadib Markii Uu Gaajooday Xilli Hooyadii Maxkamad La Saarayey !

Dhacdo muujinaysa naxariis iyo damqashada uu qofka damiirka lahi u damqanayo ubadka yar yar ayaa waxay ka dhacday dalkaasi China kadib markii ay haweenay...

Cadar Sababay Dhimasho Oo Lagu Arkay Dalka Masar & Digniinta Dawladda !

Cadarku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha udduga ah ee ay dadka aadka u isticmaalaan, balse suuqyada dalkaasi Masar ayaa waxa ku faafay cadar...

Baabuur Looxyo Laga Sameeyay Oo Mustaqbalka Suuqa Soo Galaysa + Sawiro

Cilmibaarayaal u dhashay dalka Japan ayaa ku howlan sidii ay u soo saari lahaayeen baabuur laga sameeyay alwaax ama looxaan adag kuwaasoo bedeli kara...

Dameer Qaniinay Gaadhi Leh Midibka Karootada (Dabacase) Oo Maxkamad La Geeyay

Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa maanta go’aan ka gaadhaysa in mulkiilaha Dameer isku dayay in uu qaniino Gaadhi ah nooca raaxada uu bixinayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img