Dadka Maskaxda badan Iyo Fahanka Jawaabta!

Date:

Odayga Carab oo xikmado badnaa ayaa guri ka kiraystay nin uu garanayey, markii uu gurigii u soo guuray ayuu arkay ceeb daloolo aanu guriga ku ogeyn, saqafka sare ee guriga oo jilicsanaa awgii gurigu waxa uu lahaa sanqadh badan oo dabayshu ruxayso  siiba wakhtiga habeenkii.

Odayga ayaa aroortii u soo cawday ninkii guriga ka kireeyey oo u sheegay in saqafka gurigu sanqadh badan samaynayo, sidaa awgeed ay tahay in uu ka sameeyo.

Ninkii ayaa ku yidhi, “Waxba ha ka baqin, Saqafku Allah ayuu u tasbiixsanayaa”. Odayga oo fahmay in ninku khiyaamo wado, oo weliba diin u xuskaday, ayaa yidhi, “Waa runtaa, oo anba waan ogahay, laakiin waxa aan ka baqayaa in qalbi jileecu ka bato oo uu isaga oo sujuudsan nagu soo dul dhaco  naga same oo aad u adkee”.  Dadka maskaxda badani kuma wareeraan jawaabaha su’aalaha kakan, si xarago leh ayay uga jawaaban.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...