Caalamka Iy Isbedelada Kala Duwan Ee Dunida!

Date:

  • Shirkadda Apple waxa maalgeliyay saddexda nine ee Steve Jobs Steve Wozniak, and Ronald Wayne in April sanadkii 1976, waxaana lagu asaasay dalka Maraykanka California. Hawlaha ay qabataana waa hawlaha Computerka iyo electroonada. Haddaba sanadkaasi la asaasay ayuu nin ka shirkadda Appel kaga shaqayn jiray sheer uu ka darsaday oo ah 10%, iyadoo hantida uu ku darsadayna ay dhamayd $ 800. Laakiin maanta wuxu taagan yahay sheerkiisu 58 Bilion oo doller welina sheerkiisa shirkadda 10%.
  • Waxa la sheegay in qosolka laga maqlo musalsalada Komodie la duubay qarnigii

 

tegay sida awgeed dadka qoslayaa badankoodu way dhinteen.

  • Dalka Faransiiska tirada dadkiisa ayaa gaadha 60 malyuun oo qof, laakiin dadka sanadkii dalxiiska ku booqdaa way ka badan yihiin dadka ku nool.
  • Carrabku waa xubinta ugu adag jidhka dadka. Dunida waxa lagaga hadlaa 2700 luqadood oo kala duwan badankooduna waa qaaradda Aasiya.

Dukhsigu wuxu guriga ku  noolaankaraa 14 maalmood keliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...