Erayada Gefka Ah Iyo Xaqiiqda Nolosha!

Date:

Madaxweynihii dalka Baraasiil ee lagu magacaabi jiray Mr.Tancredo de Almeida Neves waxa uu ku dhashay dalkaasi bishii March 4, sanadkii 1910.  Waxaa uu noqday  Garyaqaan, Ganacsade iyo siyaasi weyn oo caan ka dalkaasi. Waxaana uu noqday  Wasiirka Caddaaladda iyo Arimaha Gudaha sanadkii 1953 ilaa 1954. Isagoo sanadkii 1961 -1962 wasiirka Maaliyadda iyo  Raiisel wasaare.

Sanadkii 1985 waxa uu galay dooarashada madaxweynimo ee dalkaasi , waxaana uu khudbad ku jeediyay erayo gef ah oo uu Allaha (sw) in aanu waxba ka qaadi Karin waxaana uu yidhi :” Haddii aan helo cod gaadhaya 500 kun, Ilaahay ima diidi karo inaan noqdo madaxweyne” .

Xaqiiqdii wuu helay codadkii uu sheegay waana uu ku guulaystay jagada madaxweynaha ee dalkaasi, laakiin xanuun ayuu ku dhacay ka dib markii uu guulaystay. Waxaana uu xanuunkaasi uu dhintay maalin ka hor wakhtigii loo caleemo saari lahaa jagada madaxweynaha cusub. Waxaana uu noqday madaxweynihii la doortay ee aan weligii ku fadhiisan kursiga madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...