Xidhiidhka Hurdada Iyo Faaliga!

Date:

Daraasado badan ayaa xaqiijiyay in qofku marka uu hurdo uu mar kasta u halis ugu jiro inuu faalig ku dhaco, waxaana aay sheegeen inay taasi sabab u tahay qaabka qofku u hurdo iyo jidhka oo keenaysa in jidhku ka hortago wixii debeda kaga imanaya.

Sida ku cad maqaal lagu daabacay Wikipedia oo ku saabsan riyooyinka iyo arimaha jidhka debedda kaga yimaada wakhtiga hurdada ayaa cadayeey in  Sababta ugu weyn ee keenta ay tahay dheecaanka hoormoonka qanjidhada oo caawiya hurdadada oo unugyada neerfiyada ee lafadhabarta u dira tilmaamo kuwaasi oo iyana keena in jidhku galo nasasho iyadoo markaasi noqota faalig “ paralyzed”  qaybo jidhka ka mid ah.

Waxaana fiican marka qofku seexanayo inuu si wanaagsan u jidhka oo dhiigu kuwad gaadhayo u seexdo, iyo weliba inuu dhinaca midigta u seexado si wanduhu dhiig ku filan u helo isla markaana aanu culays xad dhaaf ahi ugu dhicin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...