Qorshaha Cad Iyo Fikirka Wanaagsan!

Date:

Guusha  waxay ku timaadda fikir xeel dheer iyo dadaal ku dhisan qorshe cad iyo dariiq sugan waa in aynu la nimadana adkaysi iyo dulqaad inta lagu jiro dariiqa dheer ee guusha lagu gaadhayo

Waa in lafahmo in ay iman karaan qaladaad iyo hakadyo, loo baahan yahay in si taxadir leh oo sabir iyo dulqaad leh looga gudbo.

Shimbirta yari markay dilaacdo waxay barataa duulimaadka iyadoo marna duusha ,marna soo dhacda,taasi waa barashada duulimaadka ilmaha yarina marka uu istaagyo ama socodka baranayo waa kufakaca, waana barashada istaagga iyo socdka xoogan. Dhibaatada iyo xanuunka noloshu waa barashada dariiqa guusha dhamayska tiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...