Somaliland iyo Jabuuti oo iska kaashanaya dhismaha Masaajidka Qiblateyn-ka Seylac.

Date:

Jabuuti (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay la kaashanayso xukuumada Jabuuti dhismaha masaajidka qiblataynka Saylac, una gudbisay qorshahiisa.

Wefdi uu hogaaminayey Wasiirka Diinta iyo aw Qaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Sheekh Xuseen Albaani, kuna wehelinayeen Wasiirka Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, wakiilka Wadaxaajoodka Edna Adan ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin ka socday xukuumada Jabuuti shalay.

Fariin uu bartiisa Twitter ku baahiyey Wasiirka Gaashaandhiga Md. Cabdiqani ayu uku yidhi, “Waxaanu manta (shalay) u bandhignay dawladda Jabuuti qorshaha dayactirka iyo dib u dhiska Masjidka labada qiblada ee ku yaala magaalada Saylac ee gobolka Awdal ee Somaliland.” Ayuu yidhi, isagoo raaciyey,

“Saylac waa magaalo qadiimi ah oo u dhow Jabuuti, waxaana wadaaga bulshooyinka xuduudka ku nool ee ku nool Somaliland & Jabuuti.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...